kusoo dhowow website-ka ceynaan, oo ah meel aad ka baran karto cilmiga technolog-yada. hadaba si aad u aragto koorsooyinka aan bixino fadlan guji button-ka hoose.

noocyada maadooyinka kabaxa ceynaan

WEB DESING

koorsooyinkaan ku saabsan web development waxaad ku baran doontaa, sida loo naqsahadeeyo loona hormariyo shabakada ama website-yada adigoo isticmaalaya technology-yadii ugu danbeesay ee caalamka laga isticaamlo.

programming

maadooyinkaan la xririira programming-ka waxaad ku baran doontaa dhowr luqadood oo kala duwan , iyadoo lagu bixi doono habka ugu fudud ee qofka ardayga ahi wax ku fahmi karo . waxaana kujiri doono heer advanced ah oo aan ku sameen doono systems dhamesstiran iyo databases

koorasyo soo socdo

insha'Allah waxaa inoo imaan doono koorasyo kale oo cusub oo aan kusoo biirin doono maadooyinkii horay u jiray sidaas daraadeed waxaan kugu boorinaynaa inaad mar waliba aad nala socotid , waayo bil waliba website-ka waxaan kusoo kordhinaa koorasyo cusub.

waxaan had iyo jeer kugu dhiirra gelinayaa inaadan is dhiibin oo aad dadaashid, waxbarashadanu waa furaha aad guul ku gaari karto.

casharada aan bixino waxay ku saleysanyihiin
pratical 81%
theory 19%
caawimaad 77%