kooraskaan waxaan ku baran doonaa dhamaan assentialska iyo sida ay u shaqayso luqadda python mowduucyada aan ku baran doono waxaa kamid ah: variables and data types, tuples, functions, class and objects, dictionaries, lists, reading files, writing on files iyo qaar kaloo badan, sidoo kale kooraskaan waxaan ku sameen doona barnaamijyo sida: mad lib game, calculator, iyo guessing game.
Course Instructor
Qiimaha kooraska
$10.00
6 months of access