web designing {afsoomaali}

koorsadaan waa kooras wordpress ah, waxa aad ku baranaysaa sida loo sameeyo website shirkad, mid ganacsi oo alaabahaaga aad ku iibin karto iyo sida loo sameeyo website wararka laga aqristo ama jaraa’id hadba sidaad u taqaan, dhamaan waxyaabaha aan isticmaali doonno 100% waa free oo majiri doonto wax qasab ah oo lagu dhahayo wax hebel soo iibso si aad kooraskaan u barato. technology-yada aan ku dhisayno project-yaashaan ayaa ah. WordPress + Elementor + Astra theme.

waxyaabaha aad ku baran doonto kooraskaan waxaa kamid ah:

  1. Barashada wordpress CMS oo ah tool-ka ugu weyn ee aan isticmaali doono
  2. Qaabka websiteka hawada loo geliyo iyadoo la isticmaalayo hosting iyo domain.
  3. Qaabka loo iibsado HOSTING iyo DOMAIN kadibna websiteka hawada loo geliyo ama live looga dhigo.
  4. Barashada elementor oo ah tool kale oo muhiim ah oo noo saamaxaayo inaan dhisno web qurux badan
  5. Barashada Astra oo ah theme-ka ama muuqaalka aan isticmaali doono
  6. Sida loo sameeyo website shirkad (corporate website).
  7. sida loo sameeyo website ganacsi oo alaab lagu iibin karo (e-commerce website)
  8. Sida loo sameeyo website wararka laga aqristo (news/magazine website).
  9. Barashada plugins-ka muhiimka ah ee webku u baahanyahay
  10. Sida loo maareeyo oo loola socdo update-yada soo baxo.

Course Information

Estimated Time: 20h

Course Instructor

isse mohamed isse mohamed Author

Qiimaha kooraska

$10.00
12 months of access

barashada wordpress CMS

Barashada elementor

how to create business webbsite

how to create eCommerce website

how to create news website

sidee website hawada loo geliyaa?