waa kuma ceynaan ?
ceynaan waa shabkad loo sameeyay taba baridda dadka barta cilmiga technology-yada
waana shabakad aad ka heleyso koorsooyin la xiriira technology-da.

WAA KUMA CEYNAAN.COM?
ceynaan.com waa website aad ka baran karto qeybaha kala duwan ee culuumta computer-ka oo laguugu diyaariyay afkaaga hooyo, courses-kaan waxay uga baxaan shabakadda qaab pnline ah.

BAAQA CEYNAAN.COM
Baaqa ceynaan.com bulshooy waa, cilmigoo la beegsado, waa jahligoo la bud-dhigo, ceynaan.com waxa uu had iyo jeer diyaar kuula yahay cilmi tayo sare leh oo ku anfici doono insha'Allaah.
Aas-aasaha shabakadda ceynaan.com

"magaceygu waa: CIISE MAXAMED waxaan ahay asaasaha shabakadda ceynaan.com, waxaan unkay shabakaddan kadib markaan arkay baahida loo qabo culuum technology-yadeed oo ku baxdo afka sommaaliga. GUUL IYO GOBONIMO."
ka baro maantaba:
hadii aad doonayso barashada iyo naqshadeenta website-yada waxaaan kuu heynaa koorasyo muhiim ah oo aad loogu dadaalay misna ku anfici doono
hadii aad doonayso barashada pro gramming-ka waxaan kuu haynaa maadooyin loo duubay hab wanaagsan oo kaa saacidi doona inaad fahanto programming-ka iyo waxa uu yahay.
hadii aad tahay qof u baahan aasaaska computerka waxaan kuu haynaa kooras loogu tala galay.