projectigaan waxaan ku dhisi doonaa luqadda c# iyo sql server. projectigaan wuxuu leeyahay database dhameestiran wuxuuna ka koobanyahay qaybo kala duwan sida
- qaybta ADMINKA admin DASHBOARD
- qaybta CLIENTS-ka
- qayba roomska.
- qaybta userska
- qaybta login-ka
- qaybta payment-ga
Course Instructor
Qiimaha kooraska
$10.00
6 months of access