maadadaan c++ waa mid kamid ah luqadaha programming-ka ah kuwa ugu caansan, haduu ilaahey yiraahdo waxaad ku
baran doontaa kooraskaan wax walbo oo c++ ku saabsan sidoo kale kooraska waxaa la socdo projects yar yar iyo projects waa weyn sida projectiga layiraahdo BARO DALKAAGA HOOYO, oo aan ku sameyn doono kooraska gudihiisa.
Course Instructor
Qiimaha kooraska
$10.00
6 months of access
