coursedaan HTML-ka waxaa lagu baranayaa wax walbo oo ku saabsan HTML iyo wax walbo oo sahli karo
istaajinta iyo dhisidda qalfoofta websiteka, insllh qodabada kujiro coursedaan waxaa kamid ah
Basic tags, such as headers, paragraphs , sections, dives, tables, forms, HTML semantics iyo waxyaabo kale oo badan
Course Instructor
Qiimaha kooraska
$10.00
6 months of access