kooraskaan waxaan ku baran doonaa wax waliba oo ku saabsan databases hadii ey ahaan lahayd in xog la keydiyo ,lasoo aqriyo iyo dhamaan waxyaabaha kale sida functions ka muhiimka ah inta aan kooraskaan ku guda jirno waxaann isticmaali doonnaa sofawre _ka la yiraahdo xampp garahan phpMyAdmin
Course Instructor
qiimaha kooraska
$10.00
6 months of access