VISUAL BASIC: Complete PROJECT (ceynaan management system with database)

maadadaan VISUAL BASIC (VB.NET) Waxaan ku sameen doonnaa system dhamestiran oo leh database, waxyaabaha uu ka koobanyahay systemkeenu waxaa kamid ah: Teachers form, Users form multi-login form, mdi parent form or admin, form projectigaan waxaa laguugu bari doonaa sida loo sameeyo system dhameestiran oo leh back-end database anagoo isticmaali doono vb.net programming + sql server, hadaba ka faa’ideyso oo maantaba noqo qof sameen kara system dhameestiran oo wato database-kiisa.

Course Information

Course Instructor

isse mohamed isse mohamed Author

Qiimaha maadada

$10.00
6 months of access